Sonkor
maado macaan oo loo isticmaalo siyaabo kala duwan sida cunnada iwm.
Sokor (Af Ingiriis : sugar; Af Carabi : ar) waa dareere laga miiray geedka qasabka ka dib la qalajiyay oo la jejebiyay. Sida caadiga ah sokortu waa wax macaan oo lagu sameeyo cuntada.
Sokorta waxaa laga sameeyay Qasabka ama Sokor beet.
Tixraac
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Sugars. |