Jump to content

Midowga Umadaha

Ka Wikipedia

Midowga Umadaha (Af Ingiriis : League of Nations; Af Carabi : ar‎) wuxuu ahaa urur caalami ah oo la aasaasay 10 Janaayo 1920 ka dib markii in badan oo wadanada caalamka ah shir ku galeen magaalada Baariis ee Faransiiska; si loo xaliyo colaadii Dagaalkii Koowaad ee Aduunka.

Midowga Umaduhu wuxuu ahaa ururkii ugu horeeyay ee bulshada caalamku samaysatay si loo ilaaliyo nabada aduunka.[1]

Guud ahaan ururkani waxaa bedelay Qaramada Midoobay sanadkii 1945 ka dib markuu dhamaaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka.

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Christian, Tomuschat. Martinus Nijhoff LOLPublishers. p. 77. ISBN 9789041101457 http://books.google.ie/books?id=iz55RRayP34C&pg=PA77.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: