Jump to content

Qarnigii labaatanaad

Ka Wikipedia

Qarnigii labaatanaad wa qarnigii u dhexeeya sanadka 1901 ilaa 2000.

1903 - Dagaalka Cagaarweyne uu ka dhexeye Daraawiishka iyo Boqortooyada Midowday[1]

1920 - Daraawiishka ingiriiska aa diyaarad ku duqeeyeen

1948 - Hawdka Ingiriiska way siiyeen Itoobiya

1960 - Madaxbanaanka Soomaaliya

1969 - Dilka Madaxweyne Cabdirashiid Sharmaarke

1969 - Kacaanka Jeneraal Siyaad Barre

1977 - Madaxbanaanka Jabuuti

1977-1978 - Dagaalka Soomaaliya iyo Itoobiya

1991 - Burburka Dowladda Soomaaliya

1991 - Soomaaliland way samaysantay

1998 - Puntland way samaysantay

Dagaalaha iyo Siyaasada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

1914 - Dagaalkii Dunida Kowaad way bilaabatay

1918 - Dagaalkii Dunida Kowaad way damaaatay

1922 - Midowga Sofiyetka way samaysantay

1939 - Dagaalkii Labaad ee Aduunka way bilaabatay

1945 - Dagaalkii Labaad ee Aduunka way damaatay

1947 - Dagaalkii Qaboobaa wuu bilaabatay

1991 - Midowga Sofiyetka way burburtay

1991 - Dagaalkii Qaboobaa wuu damaatay

  1. . 2 January 1904 https://web.archive.org/web/20210605003300/https://newspapers.library.wales/view/3640121/3640124/41/. Waxaa laga kaydiyay the original 5 June 2021. Soo qaatay 6 June 2021 – via newspapers.library.wales.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)