Run
Run (Af Ingiriis : Truth; Af Carabi : ar) waa sida ugu saxsan ee war ama xaalad tahay.[1] Runta waxaa ka soo horjeeda been. Sidoo kale runtu waa sheegida xaqiiqada sida ugu saxsan ee dhacdo, war, marxalad iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, inta ugu badan diimaha, filosofiga, iyo cilmigu wuxu aad u dhiirigeliyaan sheegida runta, iyo in qofku noqdo mid run sheeg ah oo sida xaqiiqada ah wax u sheega.
Diinta Islaamku waxay faraysaa dhamaan dadka muslimiinta ah ineey ahaadaan kuwo runsheeg ah, hadii kale waxay galayaan dembi lagu ciqaabi doono aakhirada.
Guud ahaan, runtu waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah.[2]
Addoommada Ilaahay runta way jecel yihiin.[3]
Runta iyo Diinta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Inta ugu badan diimaha aduunku waxay dadka faraan in runta la caadeysto. Hal diin oo run ah ayaa jirta. Markhaatiyaasha Yehowah waxay horumariyaan runta iyagoo xaqiijinaya xaqiiqooyinka.
Qoraalo Kale
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Linkiyo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Miyaad Rabtaa Inaad Ogaatid Runta?
- Iimaan Run ah Waa Waddada Nolol Farxad Leh
- An Introduction to Truth by Paul Newall, aimed at beginners.
- Heidegger on Truth (Aletheia) as Unconcealment
- History of Truth: The Greek "Aletheia"
- History of Truth: The Latin "Veritas"
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Merriam-Webster-def Merriam-Webster's Online Dictionary (truth), 2005
- ↑ Oxford English Dictionary (online): Definition of "narrative"
- ↑ Suʼaalaha Kitaabka oo Laga Jawaabay
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |